NIMCO YASIIN IYO ABDIJIBAR AL KHALIIJI GUUR ALLE 2013 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
HTML-код
- Опубликовано: 10 апр 2025
- EREYADII: CABDINAASIR CALI XAMARI
LAXANKII: CABDINAASIR CALI XAMARI
CODKII: NIMCO YASIIN IYO ABDIJIBAR AL KHALIIJI
MUSIC BY: MUSTAF KARAMA
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: MUSTAF KARAMA
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
studioliibaan.com/
Copy Right Liibaan Jama
Cawa W Hbn Isnin so galyso 26jan 2025 Waxana Heestan in aan dhageyso sbb u ah arooska wllshy o sodhw wliba w Guridambestena 😢❤ Insha allh Allow igu sin Awladedo awlaad leh 🤲🏾❤️ From Jigjiga
Allha u barakeeyo reerka abaayo insha allh hmplyo lee yhy❤
Yaa ila dhagaysanya 2024 incha Allah malinkayga xaaskayga u shidi doona❤
Mee 2024
Wa ikan 230 malinta aroskey daran dona
Hhhh aniga
Aniga❤
Anita 😢
Heskan gabar kasta iyo wiil kasta kulahaa malintayda laSugin😊Allah idin barakeyo inaad is heshaan idinku Ducayn Sxbyl👏
Absolutely dr ka🎉
I.a malinta arooskeyga waa shidan doona waxaan dhageysanayaa 4/11/2023 Habeenimo sacadu tahy 8:30🥺❤
mabruuk❤
Hambalyo ❤
@@hibaaqahmedduale9677ila Hadan ma gursan😂😂😂
Ilahow laba kasto is jecel calaf iskugu dar😪❤adunka xasidki ba batay
Amiin amiin
🤲🏾🥺
Amiin amiin mcneyyy😢❤
Amiiin ❤🤲🏻
Amin wllo wlhi warunta xasidki batay nolol la.iskuma.qudhayo lkn anigu adunka inan.qof xasido unecnahay umana dhalan balse aniga xaasid badan ban arkay mana aqan sababta😢
Gabatiga waa kuwii gacalku qaateen
inagoon kala gaabinayn guushi gaadhne🥰😍
What a song❤❤
Thts my favourite part walahi
Waa guul alle hadaynu is Henley ASAL..igu qabo liketa if you are still listening this in 2018
U
Cabdi naa sir m jaamac
Zaxaral mantan.dhageysanayaa 17/09/2019 salaan.gobeed 😂🔜👑👑👑⏰⏰ .....
@@mustafamahamed2929 jhshgshsusifrfjudtrjirgfhotjrgotfhskeywbgtendhtorieteejerehqisbwtourdhdyirgwuesvsjstw🐩💟💙🐖🇨🇮
Waatii golihii la yimi
Labada geesood
Gabaatiga waa kuwii gacalku qaatee inagoon kala gaabineyn guushii gaadhnee❤😮
Waan ku jaasi doonaa maalinta meherkayga😊
Inshallah❤
Heestan waxaan daawanayaa dhamadka sanadka 2019 iyo bilowga 2020 like dhac kusii
Hada ma nooshy sxp 😂
ana waxaan daawanayaa dhamaadka 2024
Xuusuus arooskaygii ayaa lagu ciyarayeey aniga iyo xaskayga qaaliga ah khadra sharaf hadana labo wiil banu haysana
xor bay noloshu ku tehe Ceelafweyn masha Allah
Ibrahin Burale mahadsanid wll shukran
xor bay noloshu ku tehe Ceelafweyn Adaa mudan wll.
@@xorbaynoloshukuteheceelafw9270 allah hadin kuwa is xaq dhowra oo isku waara guri barakaysan wll sare
Muqdishaawi 658 aaaaamiiiin aaaaamiiin bro mnsha allaah wll alle ha Ku xafiito allow na xafiit Mel anu jognoba
Heestaan caawa oo ay tahy sabti shalyna la.ciiddy cidul adxa tariqda tahy 01/08/2020 south africa waliba crono virus uu jiro tolow yaa iga sii danbeyo oo arki doona comentigeyga like ii sar
Ani🤣👆
me
@@umusuhayb9378❤❤
@@nimcoaxmed7246 tumblrs g ok v
Ma nooshahay wll
caawa oo ay tahy axad shalyna la.ciiddy cidul carafa, tariqdana tahay 06/17/2024 joogana angola, waliba shaqo adag oo aan hayo darteed aan heeskan isku madadaalinaayo, allow cid walba guur-doon ah guur khayr qaba sii allow ana hayga reebin, tolow yaa iga sii danbeyo oo arki doona comentigeyga like ii sar
Aamiin
Amiin❤
Aamin wllo mustaqbal ifaya
Amen but you are a mad man😂
😂😂
Allaw guur khayir qabaaa ku waydistay aa ku farxoo 😥🤲🤲
Aamiin abaayo
Aamiin 🤲🤲 Yaarabi midka niyadaad ku jira khayr badan Allah ha kaala kulmiyo wllo
Amiin walal Mid Khayr Qaba Alle Haku Siiyo
Maheshay wll guurki😂😂😂
Aamiin dheh ee wey heli kaliya u sug
Insha Allah markn guursado ayn xajigayga u qaadayaa malinti Allah ka dhigaba...😍😍😍
Ma ku xidhay tolow imika inder
I.a malinkayga wan shidan doono kaan niyada ku hayana wanu is heli I.a ducadu waa xagiina asxabta❤😊
Who still listening 2025🥰
Heestan yaa daawanayo 2019 gacanta soo taag💕💕
aniga xagee kadaawanysa
Waxan kadawanaya gurigayga.
oo magaaladee ah
@@mahamedfaysal5308 Australia walal
Me 👌
***** GUUR ALLE MIYAA MASE GUUL ALLE...
WAA HEES AAD UMAACAAN CAJAB..
ABDI ASKARI TUBE guul Allle Gacal Ku Bixiyeye Guuuul Allle Gobi Ku Hanateee
Dhibkan qoftii ii geysatay ilahay wuu ogyahay ee ilahay adun iyo aaqiro haku cadaabo
In reply laguso galad rabta askariyow wanaka kuso galnay
Guul Alle baa sax ah abdi askariyow.😇
@@sharmakadiiri1486 iska cafi walal😢
I remember this my beautiful niece wedding in canada 2014 . My baby naseer then 2 yrs old use to repeat this song in the car. Amazing song and memories
Hestan wan jeclahay dhagaysigeda insha'llh malintayda iyada ubad nanaysa arooskayga insha'allh ❤🎉
Who’s still here and listening to this song 2022 ❤️🥺
❤
Me 😍
Mee banger ✌🏽🔥🎶
🖐
Me 24/7/2022 ya dhagaysanaya 1:6: duhurnimo from Germany 🇩🇪
Heestan 2014 an ad udhakeysan jiray waliba mel darbiya an murayad weeyn ita sarto an ku dheli jiray waliba at an u dhakeysan jiray cawa an helay 2021 o ramadan 2 malin ka harday o cita waxyar noka dhamantahay sacatu 1:39 pm USA 🇺🇸 l love this song somalia 🇸🇴 an ku dhageysan jiray
Waatii kalgacaylkii guul aan ka gaadhnee
Waatii golihii la yimi labada geesood
Gabaatiga waakuwiii gacalku qaatee
Inakoon kala.gaabinayn guushii gaadhnee❤🤘wow
Wa gul alle Gobi i hantee
What a Legend! Glad he's still making music.
instaBlaster.
Nin waxbadan fahansan wlhi inaa macalin tahay musika yaqana
Sideed sano ka horbaa commentska bixisay legendnow salama hadaa Noshay✋
Qof kii ugu horeeyey ee Sanadka 2019 ayaan ahay. Inta ila daawanaysa Salaam Sharaf leh iga gudooma. 😀😀👍🏽
Hestan aroskayga wa inaan ka shita inshallah wa balan😩❤️😂💍
Sami❤🎉😊
We can't wait my day to celebrate this amaizing song😭5/5/2025 insha allh
My dream
25/5/2025 tarikhdasa ila qurxoon
Just ra’yi weye sorry so dhex galka walaalo🙏
4/4/2024 ka warama ❤😂
Nabad alle haku garsiyo abyo 😘
I.a ilahay haku sahlo arimaha oo dhan😊
Jacaylka inan aamino nimco yaasiin baa sabab u ah my favourite fanaanad ilaahayow ha idilin iyadana ha dilin inta aanay arooskayga ka heesin waa hapeen ramadaan ah 14 /3/2025 ❤🎉
Xasuus malinta meherkeyga 3/15/2019 oo manta ku asteysan tahay sanad guuradeydi 2aad xajigeyga allah ii keeno asoo nabada lamayasha kala maqan allah isku keeno
Heestan waxaan dhegaysanyaa 2023/12/4/ saacadu waa 6:56 Subaxnimo inzha allah maalinteyda waan shidan doono Allaw Guur Khayir Qabaa ku waydiistay aan ku farxo❤🤲🤲
Alle hA kugu simo malintA gurkaga
Heestan ya ila dhagaysanya 2024❤😅
Heesta arooskayga ayaan rabaa inaan Ku habeeyo maalmaha soo socda insha Allah
Allah nabad hakugu gaadhsiiyo mcny
Kawarn hada halkay noloshi maraysa wll waxn ku rajaynaya inaad faraxsantay❤❤😊
Heestan waxan dhagysanya 1 jun ee 2024 malin sabti ah sacadu they 12 .13 durnimo waxan ilhey weydiinya inu ii siiyo ama calfkeyga ka dhiigo hassan abdi jamac oo dhawan noqon doono husband insha alha ilhey heyga dhiigo kii an ku nasan laha😢
❤❤🎉🎉allahuma barik
Inta iga danbeesee liketa 2/9/2019
Waa guul alle guul alle gobi I hanatooo raadintiii amiirka nolosha weli😁
2014- 2022🥳♥️ waa guul Allee gobi ihanatee
Waa Guul Alleey Gacan Ku Bixyee Waa Guul Alleey Gobi Ku Hanatee❤🎉
Still 25 Oct 2k19
Heestan malintaydan la
Sugayaa🌹❤😘😘😘
Heestaan maanta oo ay taariikh du tahay 13/10/2024 baan dhagay sanaya xuduudka Zambia 🇿🇲 iyo congo
This song will play malinta❤❤💍 meherkyga insha alah
Remember that word yaah
Who else listening in this quarantine time 2020 😂😂✌
😂☝️
Me pro 2021
Me
2021 still in quarantine 😅
@@ikranmohamed964 😂 Ee wu inaga paxe amu afka g00ze
Wali ma dawadaa hestaan arooskagana masoo dhowyahay 😍✌️
🥰🥰yaa daawanyo 1:52 pm 8 sunday 2019 nimco yaasiin abdi qaliij hees mcn badan
Heestan aad ban ujeclahay waxan dhegsanay 8:30 habeenimo 3/1/2024 guur xaLaLaH alle han siiyo dhammanteen dhalinyarow❤😊🤲
Anna 5:30
OMG heeskan saan u raadin jiray iyo siduu caawa iskaga kay soo horbaxay wow😍❤
hada wxba ma hayo lakin wxn ilhy kaa baryaya guur khayr leeh iyo ubad bariya aniga iyo inta ila mida i.n inta hasta ilhy ha u adkeyo guryaha amiin yaa rabi
Heestan marki igu hiraysay ee an maqlo waxay ahyd 2015 ila hada wan jeclahay arooskayga so dhaw insha allh wa in laga shida 😘
Asma Degan nice😍
Rabiyow na gaadhsi maalinta quruxda badan🎉 21/10/2024
2019/12/25 big day ayaay ihayd heestan wan dhagysan jiraay
Axmdulllah ihaaw qoska ibaarkeee
𝕆𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙𝕙 𝕨𝕠𝕨
Inshallah waan dhagaysan doona malintayda anoo agtaada jooga amiirkii nolashaydaw waxaaan dhagaysanaya 21/3/2025 si sax aha hada uma aqaan qofka tahay lakin waxaan ogahay inaan kuu xiisay ina dhibayso maqna shahagu waxaan kaga shekayn doona waxa badan oon la aantada sameyay lakin aan tabayaay garabkaga iyo dhirigalintada
Fariintan waxaan kugu reebay kaliya xasuus iyo inaan ku xiisay 😅
Cant wait to dance this song on my wedding day inshaallah
Heestan waxa dhagaysan caawo Taarikhdu Tahay 19 /11 /2024 maalin Talaada ah Sacadu Tahay 8:40 Habenimo insha Allh waxan jeclhy maalinteyda qurxoon inan shito .
love this song soo much am gonna play in my wedding inshallah
T00
After long time did you do or still😂
I think you have a kids right now ❤😊
who still listening 2024😮
🫵😂
Me😂
I'm still listen this song ❤
3/7/2024😂😂
Me😢
Heestan yaa dawanaya 2018💯✔
Ahmed Arshe ,,bowe a anaa,,
1-3-2018 ,,6:58 Pm evening,, ,,ku haysto 👉👏👀👀💯💞
Axmed Arshe
Me huno
axmed arshe Haahey
Axmed arshe anaa dawaanaya 2018 /9/13
9:24pm
Insha allh One day ani iyo kuu rabbi icalfow rabbiyow irumee❤😢
Alle Haku Rumeeyo ❤
@@SHARMAAKEADAN-b1d amiin 💝
Hadaad kawo la aan daawaneeso 2021👍🇸🇴❤️😂
heestaan mudo dheer ayaan gobayey mantaa ayaan helay 🔥🔥🔥🔥🔥
Ajabay song are the old ones but the words are sweet & the melody does not fade from the memory
Wa guul alle hdaynu ishelnay❤❣🌷🌷😘😘💋❤🌷ya iladawanaya 2019
I actually love this song it's amazing . Da lyrics r so fantastic love it
Yaa daawa naayo 2020 gacanta saar like
Abowe aniga🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
@@deeqaibrahim3113 2 sano kadib manad qabtaa Abaayo
@@abdirahmanomar8777 adigu ma nabad qabta 2024 kuso qabtee😂😂😂
Dadkeedi baa is helay🥰andjabar khaliji iyo nimco sharaf🥰 waa guul alle gacal i bixiye wa guul alle gobi i hanate😊
alleylehe...dadkeedii.baa.is.helay....
.iskuqabi.isku.mooc.isku.aragti...idinkana.sidoo.kale.abaayo
Hestan 2023 yaa ila dhagaysanaya hees an malintayda la suagyo😂😂
Aniga kula dawanaya o malinteyda la sugaya hestan
The old is gold 1 sano kadip i.n waxn dhageysan donah anoo nolosheyda horomariyey dadkygana wax tarey i.n 2025/feb/11 ❤
15 September 2019 raise your hand ✋
Farhiya M Diriye 👆🏼
🤚🏻
4-August-2021✋
2 january 2023❤
Heestan wn ilaashada
Mlintyda ayn lasugyaa😢
Hanna BeerLuLa Saxiix
Hanna BeerLuLa sax alla ilehee kulamid bn ahy
Me too 😁
Hanna BeerLuLa Aniga Sido kle xbbti
Hanna BeerLuLa inzhlll akle haku gdhziiti
Cizhqigan Guuraha Habeen Baraf ugudayaay Cizhqigan Gaawihi u culay Guraf irmaanay
Inu cawaba Gam yahay sow ma garano
Best song
Cishqigan guura habeen garaf ugudayey
Cishqigan gaawahii uculay gorof irmaaney
Oo guulaha ilaahay igu gargaaray
Inuuu caawabaaaaa gam yahay saw la garanmayo cajiib 👌💯💯
Still 2022 arooskayga la sugaaye❤insha allh
2024/12/12❤ who's still here and listening to this song🫂💕
Nimco yacin and abdijibar both you really amazing anissa hassan from barnet uk djibouti somaliland
Gabaatigu wa kuwii gacalka qate inago kale gabinyn gushi garne i.a anoo xaskisa so boqan dona ❤🥰
Yaa dawanayo feb 2018.. gacanta taag plz
FARXYO BELLO ☝☝☝☝
2020 ayan dawanayaa 🌷
Woooow afkiina caano lagu qabay waxaa kadhacday hees waan idin salaamay dhamaan somali by by
madaxadii fanka somali abdijabar iyo nimco yasiin best song wedding aadban uga heley
Insha Allah I will play this song soon
Nice fanaanin Cana oo cod macaan leh walaahi waan idiin taageraa
Aduunyo 2013 ilaa mantoy tahay 2024 bishii 8 daad isku si ujeclahay hestaan❤❤❤❤
Heestan waxn shidan doona malinta farxadayda i.a💞
Heestan waxn dhagysan jiray markasta oon shaqo qabnyo oo practice garynya saan udheeli lahayn labadeeno beenihiisa waxaa kamid ahaa inuu aroos qurux bdn iidhigyo aniga kaligy baa riyoon jiray allh ciil bdnaa maantana naag kle ayuu gursdy anigo indhahyga kajecel buuna cidla iiga dhaqaaqy 😢😢
2021 ♥️🥰meherkaygi bal may ahato manta😂😂😂
2023🥺 this song is so amazing
Caadi maaha, allow dhowr fanaaniinta somalida no more stress intaa daway ino qorayaan hala baashaalo.
I don't know what do you mean Somali land
Woow 2.4 millions vieuws nimco Yasin and abdijibar well done 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤️💚🤍💜🌸🎉felicitation deux grandes artistes
Habeen Xasuus Mudan Habeenkii Walaalkey Yahye Hassan Battuun iyo Dumaashiyo Juweriya Maxamuud Hussein 1/7/2024 Habeen Axada
HARGEISA
🎉still listenin 2024/9/13❤😢
nimco waad kabax satay facaa gaad ladheeshay yaaba kuhelikaro VERY NICE
NIMCO NAL KA NUUR BADANEEY ADIGA MOOYE SOMALI STAR MABA JIRO AYAAN AMIN SANAHAY BOQORAD BA TAHAY HABO WE LOVE YOU
2020 my song still watching it ❤❤❤❤
Ishallah maalinta aroos keyga shidanaya rabbow guur kheyr qaba❤🎉 Ishallah ❤
Xadiir 2019 bishi 5/july
Fanku iska yeel yeel mahe wa udhalasho iyo hibo I have been listening at 2023
Oui both artists mashallah keep going forward💚❤️🤍❤️💚🤍guul somaliland artist
Who’s still here and listening to this song 2023😫❤
Heestan aad ayaan uga hellay waxan hada soo kulanau jcylkyga allow igaaarsii malinkuu isoo doonto waxn sugaaba waa sanadka cusub iyo guurkayga 2025 allow nabad nagu gaarsi aniga jcylkayga ❤
Still 2018 December 😊❤
Marwadayda mustaqbalkaay goormee ayaynu aqal-galin, cidla ayaan u hoydaa hameen kasta, waxaana soo toosaa garabkayga oo aadan adigu joogin, waxaan isku sii maaweelin heestan iyo kuwa la mid ka ah Lkn waxaa hubaa in aynu maalin un si wada jira u dhagaysan doono heestan aan caawa kaligay cidlada ku dhagaysanaayo, haah cidla ayaan ku dhagaysanayaa maxaa yeelay meelaadan adigu joogin waa cidlo si kasto oo ay u camirantahay.
Maalinta aad garabkayga noqotana ogoow nin raga ayaad marwadiisa noqotay, ciil iyo carotoona ma dareemi doontid, si kooban (dhibkaan kuu diidayaa, dhbataan kugu qabanayaa).
Fahimooy Kaliya marwadayda ma noqon-doontid, waxaan kaa dhigandoonaa saaxiibkayga kowaad, waxaan kuu xanaanayn sida gabadh aan dhalay, waxaan kuu ixtiraamin sida hooyadaay, waxaana kuu kool-koolin sida uu nabi maxamed scw uu u kool-koolin jiray xaaskiisii caa,isha.
taasi waa balan uu kaa qaaday Boqole ku jecel oo ina adeerkaa ah.
Fahima Abdirizak❤
2020 cawa heestan baa igu socota ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋🍂🍂🍂🍂🥀🥀🥀🥀🥀🥀🙋♀️🙋♀️
2022 manta aneey iguso socotaa 😘😘😘😘😘🥰🥰🥰
6/29 /2020 ilhy ha I ruumeeyo riyadayda 🤲🤲🤲😭
Yaa dhagayzanaya 2019 ?💞